VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Raha jaar la noqo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Awaale Aden
Raha jaar la noqo

sida jaawa geel
oomanoo la joogto
joogsi socod dhaqaaqdoo
jarirntii walwaaleed
jabad looga oodoo
ama inan jarmaadoo
jeexadoo nugaaloo
biyo doooxa jiifaan
adhi joogo subixii
jubaxaysa gor wacan
ana joohartaydiyo
jeexii neftaydaan
jeedaaliyaayoo
tay laabtu jamataa
jaandheer u tumayaa
ma jaboo ma jiifbaa
ma jamaadba waabaa
ma jiqdaa u hoya oo
raha jaar la noqoba

sida wabi jano aha
daruuraha jibaysani
jahwareer ku keenen
oo jabada reerkiyo
beerihiiba jiidhoo
ana waxaan jidiinkiyo
jiifkkaba u diiday
nafta raaxo uga jaray
nin jacayl diloodoo
jar ka tuuray baan ahay
xubno jalaqsanaantiyo
jaaheeda wacanbaa
isoo jiidanaayoo
nin jamaad jaleeca
kama jeesan karayee
ma jabo ma jiifbaa
ma jamaadba waaabaa
ma jiqda u hoya ooo
raha jaar la noqoba

codkii Awaale Aden