VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rugta nolashu Ft Hodan - Lyrics

Awale Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Raxma kaalay Hodan Riyadeeni wey rumowdee Rooble kaalay Awale Hodamadkoow hayga roorin Raxmooy kaalay Hodan Soo rucleeyo kama raagin Rooble weykan Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Rooble kaalay Awale Raayadii jaceylkiyoo Reys iyo ubaadeey Rucubtii kalgacalkiyo Riixaan udkooneey Nafta raaxadeydaay Rajadaan sugaayaay Hodan Ubax roobku meyriyo Raamaad iyo dhul doogloo Rugtan canabka laamaha Rooxaduu ku maran tahay Sida loogu reeyaay Anba kuu riyaaqaa Awale Dhaayaha u rooneey Intii lagu rakibayeey Maankeygu raacaay Hodan Alleey lehe sidaan rabay Rabbi ima diidine Raggaa wey ragga kaan ka doortoow Awale Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Raxma kaalay Hodan Riyadeeni wey rumowdee Rooble kaalay Awale Hodamadkoow hayga roorin Raxmooy kaalay Hodan Soo rucleeyo kama raagin Rooble weykan Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Rooble kaalay Awale Ruman beer ku yaaliyo Cambe leyga raacaay Rug barwaaqo taalloo Lagu baahi reebaay Raaligii ideeqdiyo Reerka haybadiisaay Hodan Rubadiyo halbowlaha Rabbi kuu ku beeroo Rajadaan sugaaye alley rumeeyoo Rixim iyo xigaal iyo Nin reydi doortoow Awale Dhaayaha u rooneey Intii lagu rakibayeey Maankeygu raacaay Hodan Alleey lehe sidaan rabay Rabbi ima diidine Raggaa wey ragga kaan ka doortoow Awale Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Raxma kaalay Hodan Riyadeeni wey rumowdee Rooble kaalay Awale Hodamadkoow hayga roorin Raxmooy kaalay Hodan Soo rucleeyo kama raagin Rooble weykan Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Rooble kaalay
Queue is empty
-- / --