VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shirib - Lyrics

waa gayaan is xushoo haasawe gobeed farxad ku gorfeeyay gaakooguna eega goobta uu ka dhacaayo gab ka siiya mashxarooda sacabku yaanu kala gu,in gayaano unkaaya guri nabdoon guurkoogu hagaagay guulaystee ayaa loo goleeyay guurkoodee goortaan maqlayban farxda godladee ismahaan gabadh gaariyaa tahay geesigu calaf kuu geeyaybaa galada hantoo gaadhay libintee labaan abid gudhin labaan gees marin labo gu,noo guulaysta noqdoo guurkiin ha jiro waa gurbood is hantoo gar alle kalgacayl ku gaaxday laabtooda godolkiisana caawa haawa doora u qaatay guurkoogii hagaagee gurigooda ha raago gayaan unkaaya guri nabdoonn ayaa loo goleeyey guurkoodee goortaan maqlaybaan farxad godladee ismahaan gabadh gaariyaa tahe geesigu calfku kuugaayaybaa galada hantoo gaadhay libintii labaan abid gudhin labaan gees marin labaan gu,inoo samaha guntada guulaysta noqdoo guurkiin ha jiro
Queue is empty
-- / --