VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo lamaad dhalan - Lyrics

jigjigaay dhulkaygaay dhagax buur shiniiliyo qalbi dahartaan dhiigiyo dhalashada wadaagnaay dhanbaalkaad ku leedihiin dhiganaha xusuusaha waa dheeman iyo luul waa dhiidhi iyo guul waa nolol dhamaystiran waa dhimasho gobonimo wiil dhiiranoo diran gaari dhaafta oo bilan iyo xoolo dhaqashaba deegaan ku dhaatoo dhuuxiyo lafbaad tihiin sow dhaantayahan iyo suugaanta maad dhalin dhana sow hargaysiyo dhulsantii jabuutiyo xamar sow lamaad dhalan
Queue is empty
-- / --