VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta taageero makaa helaa - Lyrics

jacayl nimuu kugu toloo ku taagsadaybaan ehee taageero ma kaa helaa adoon iba tooyan wali waadigan isku kay tigee ayaan horta ii taqaan tilmaan qurux tima haldhaa tiriig u eg taan calmaday hablaha tidcan guudka sare intay tiro leegyihiin adaan kugu taamayaa miyaan kaa tagi karaa warkaagani tuuryada a tibaaxda ma gaadhayoo toocsaan kaamoodayee naftayda waxay la tahay kolaan talo ula noqdee bil iyo todobaad i dhawr nin wayni siduu ku tago sarbeeba lagu tusaa hadalka waad igu tidhee tudhaal gacal maad isiin hadaad la timaado samir tirada aan kuu qabtiyo taariikhdu ma sii dhinee maxaad hadalka ugu tuman
Queue is empty
-- / --