VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tiriig - Lyrics

yartaan tabayeey u taahaayaay yartii wadnahayga taalay adaa qalbigayga taabte miyaan tirsada haween kale hadii boqol kale lasoo tubo iyada tuuroo mid kale taabo tu kale soo xulo tidhaahdaan miyaan ka tagaa niyada ka tiraa miyaan toban ruux tiriig u dhigaa dadkay timo dheer qofuun la tahee aniga tamar iyo tiriig la shitiyo tufkii culimiyo daway ii tahoo taswiirteedaan todoba ku qadaa yartaan tahligiyo kashaba ku tolaay yartii beerkayga toobtaay naftayda adaa taxliil u noqdee miyay tu kaleba talada ku jirtaa fanaan hadaad isoo ag tubtaan abwaano heeso so tiriyaan tubeec cigaali iyo tahliil keentaan cod toolmoon iyo qaraami tuntaan tafoofta jacayl miyay tirayaan dadkay timo dheer qofuun la tahee aniga tamar iiyo tiriig la shitiyo taufkii culimiyo daway ii tahoo taswiirteedaan todoba ku qadaa
Queue is empty
-- / --