VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tusmo - Lyrics

kuma koobi karo tiree hadaan taabto quruxdaada Todobkoo darooroo arlada tiixu wada gaadhey geeduhu taraareen nimcadu tog waliba buuxdo tafiirtii suleekhaan marwooy kugu tilmaamaa Wuu taaba galayaa kalgacal loo shin tiriyaaye Tusmo ila wadaag aaminaay waan ku tabayaayee Asluub loogu taliyey hadaan taxo amaantaada Tagsaniyo waxad tahay hablaha heer la tiigsado Caqli taamahoo qaba xishood lagu tidcaad tahey tayadii suleekhoo wakhtigan taagan baa tahaye jaceyl daacad tiirsadey ayaan abid tasoobine tusmo ila wadaag aaminaay waan ku tabayaaye
Queue is empty
-- / --