VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Umadda Somaliland - Lyrics

oday iyo guurtidee dhalin iyo aarankeeda umadda somaliland allaylehe waan u qiray ................................... togdheer iyo gobolka awdal gabiley arabsiyo hargaysa ilayskii nabada ka daran odawayniyo gobalka saaxil ilayskii nabada ka daaran umada somalilan arligeeda jecela isu uur fayooba sida ul iyo dirkeed amaanta qurxoooon afka baarkii maahee bulsho aan aqaaniyo ehalkaygii weeyaan ................................ ilaha burqadee dareera ugbaadkiyo buurta daalo aasaaarta dagalka xiis taalla s sanaag nin arkaan ulaabin oogadaa burco iyo berbera salaxlay iyo aagga saylac intabu waa bala amiiin ama se boorama iyo laalays intuba waa balad amiin
Queue is empty
-- / --