VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa gabar qurxoon - Lyrics

ay hooyaalaye hoo ay hooyalaaye hoo labaani qaadirku isku qoray labadani qalinku isku dhacay ceeleeye iyo iimaan allaylehe way isu qalmaan waa labo qiimo badan arooskoodu waa qaran aqal qalkoodana qaraabo iyo ehel loo wada qushuuc ay hooyaale hoo hoyale hooyaale hoo sharaf lagu qotamiyeey iimaan waa qalanjoo waa gabadh qurxoon ay hooyaale hooy hooyaale hooy geesi qawloo sharaf loo qiraa qayrked hablaha qunyar uga xushee u garaaca sacab ubaxana u quba ay hooyaale hooy hoyaale hooy hoyaale
Queue is empty
-- / --