VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar - Lyrics

Caasimad mug weynooo miisankeedu culusyahay meel wacan ku taaloo muuqeedu dheeryahay madaxii dalkeeniyo murayadiisi ba tahay xamar kama maarmoo muruqa ku faaniyo garabkeygi midigaay meel bey bugte Muqdisho mowlan barye Muqdisho magacagi dheeraa Muqdishooy mar soo celi marinkii dalxiiske ee jaziira loo maro jubba milicsigeeda iyo musigi curuba iyo marinkii afgooyee canbaha iyo mooskii meel kasta yiilaan ku mashquulsanahayoo wali aan ku maqanahay meel bey bugte Muqdisho mowlan barye Muqdisho magacagi dheeraa Muqdishooy mar soo celi
Queue is empty
-- / --