VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xayaati - Lyrics

xalaaday xareedo iidiba yoolabay horta wada xariirey iidiba yoolabay ka xumay hablahaay iidiba yoolabay xabiib ku xardhan laabtayda xayaati ku nool xiskeyga ishwiiri xaashe igama daynin inamamti inaad xanuun martaa adoo i xasliyey oo i xanaaneya ii xaqdhowro ka jirin xurguf dhexdeena anaa xumaado been u xadreeye kuma xaqdhowrin xabiib ku xardhan laabtayda xayaati ku nool xiskeyga ishwiiri xaashe igama daynin inamamti inaad xanuun martaa waxan dareemaya xumadii xaalkaad ku jirtaan maraya xiligii tagey muu soo noqon ina ku xishaa mudneyd ku xajistaad mudneyd waa xanuune idiba yoolabay hadiiban xareedo idiba yoolabay kaa xulan haweenka idiba yoolabay korka wada xariir idiba yoolabay xabiib ku xardhan laabtayda xayaati ku nool xiskeyga ishwiiri xaashe igama daynin inamamti inaad xanuun martaa
Queue is empty
-- / --