VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xigtooy - Lyrics

Xigtooy kalgacaylka Xidkayga hogaanshay Inaan ka xoroobo Xaashee ma awoodo Xubigaaga xis ku taama Si xad dhaafa ugu xiisay Ood xujaysaybaa xusaaya Qalbi xaadhan kuu xariira Oo xabiibii xaqiiq kaaga La xidhiidhsan ku xidhiidhsan xukun maanka Wadnaha xadayoo Xididka raacdayoo Dhiiga xushaye noqo xilahay Intaa aynu xabiibi Xamuul isu raaci Xurmooy noloshaydu Xisaab dhiman weeye Naf xagaaga xigsanaysa Xilna saaray jacayl xoogle Baan xabiibi xajin waayay Kal xusuusta xadantaysa Ka xoroobinbaa xayaatii Xigtooy awgaa xakamaysan
Queue is empty
-- / --