VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi - Lyrics

Rajiga lagu xidhay rajiga raadkii kana horuu hayaa rabaa ina siiyay ubad adiga kaa raacay dhaqan uruxna ramad soo bixiyo rucubta midhahaad tehee waxaad tahay roob la dhaca indhaha raaxaad u tahay rafiina xiskaad u tahay naftaa ku rabtee miyaan cidkale kaa raacayaa runbaan xubi kuu jeclahay oo rajaan xubi kaa abaa raxmada qalbiaad tehee rayn rayn ifka iigu waar waxaan rabi kugu galadin rucliyo orod laguma helo raguna guul mahantiyee hadaan riixayn dumar naftaa kugu raysatoo rasmaan adi kuugu dagay marwaad tahay raaliya reerkeena seesbad u tahay qalbigu tuu raadiyaay hadaan kaa jiro rug dheer riyaan kugu weheshadaa runbaan xubi kuu jecelehe oo rajaan xubi kaa qabaa raxmada qalbigaad tehee rayn rayn ifka iigu waar by masuul.com lyrics
Queue is empty
-- / --