VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabadayn - Lyrics

noolahaa aduunkoo niyad sami ku jooga nasiibkii iskeen baray nimco EEBE weeyee neecowda caashaqa naxariis u yeelo nidar ruuxii qaadaa nabarada ka dhawree naf ku jeccel ogsoonow nabadayntu waa u sade naruuriyo waxaad tahay nasteexiyo doog noocaaga maan arag nafar walba naqii uu naawilay haduu helin noloshiisu nuur male
Queue is empty
-- / --