VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafyahee - Lyrics

nafyahay guhaadkiyo gocoshiyo ciil waxba kuuma goysee aniga ha ii gunuunicine xumana maad gaysane nabsi maanad galinee waxaa sida tan kuu galay oo ku gaasiray bal ii sheg cishqi aan gargaariyo cidi ku garaabayn miyaa gasiinkiyo kuu diiday gam,oo wali jirdhkaagii gubayaa godkii aakhiriyo intaan iilka lagu gayn hayaan dumar midnaba gacal yaanay kula noqon hadii gacaladaadiyo gabadhaad jeclaatay mid kaleeto guursaday waxa illa gudboon ani inaad dawga garataa hawlahaaga guudiyo danahaaga gaarka ah ha u gabin daraadeed kol ay tahay gardara iyo godob aad ilaawayn miyaad gurmadiyo inay gacan ku siisiyo garab aad ka filaysaa godkii aakhiriyo intaan iilka lagu gayn hayaan dumar midnaba gacal yaanay kula noqon
Queue is empty
-- / --