VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Natafuta - Lyrics

kuligood hablahoo idil koonka jooga kali taan ka doorataye adigaan ku dooratee ku karaamo saarte kalgacaylka ila qabo dhamays dumark kaalay dhuubanay kaalay dhexyaray kaalay dhalaalbadan kaalay dhayo uuru kaalay dhaqansanay kaalay dhidibsanay kaalay dhal gobeed kaalay dheemanay kaalay dhowrsaney kaalay naftan kugu koolsanba kaliga ku eegatay aday kugu kalsoontahee ka ilaali hadimo kulankeeni hore kaftanka iyo sheekadii kalmadihii macaanaa ayoo ayeh kaama maarme kun jeer wan ku tabaa
Queue is empty
-- / --