Heesta Amaan - Lyrics
jacayloow oogadaydiyo adhaxda iyo feedhaha
ku samaystay aqalbaa i hogaan shay awgaa
adigaa indhaha iyo uurkaygan deeqoo
goor iyo ayaan eeri dhaban sidiisaankuu ololayaa
ugbaadeey naftaad ubadkeedii noqotoo
la aantaa aduunyada kali kuma ahaan karee
ha iga lib dhin an maandagnee
waligayba maan arag inan kula ilwaadoo
illaahay asluubiyo u dhameeyay edebtaado kale