VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqan kaaga an maa kudhelaah - Lyrics

Dhaqan kaaga an maa Ku dheela dhib iyo dheef Waad iila dhiiraneedee X2 Marka minin caday Oo midba dhar dhaar Fuulee dhulka lee iga Leexi kala dhumay- Naayee x2 Dhimbishii jacaylkaa Wadnahay dhex taalaa Dhug yeelo adlee aan Kugu dhaartaayee x2 Dheeshii hore iyo dhex Taalkii waa dhaaftay Mogaan damac ma Ii haaysid x2 Ma idhaaftay mogaan Ma iga dheeratayee Dhuuboy dhinacaaga An wadhiilaayee x2 Dhimbishii jacaylkaa Dhogortay ku dheelayse Dhug yeelo adlee aan Kugu dhaartaayee x2 Dhaxan waaye dharna Maheestee dhib waaye Dharaan dhaqan ma Suurtow daayaa x2 Dhowrsanay dhinacay Miis ka dheeraatee Dhaawacaan ahayee Dhibaato ii dheere x2 Dhimbishii jacaylkaa Wadnahay dhex taalaa Dhug yeelo adaan kugu Dhaartaayee x2
Queue is empty
-- / --