VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maryan - Lyrics

jaceel jaceelku malag yahay ama uu mid sugan yahay midaan cidi arkeen yahay murug yahay ma moog tahay x2 maalin baa cilmiba hodan nafta loogu meershoo cantar loo maqiiqaye ceebla lagu mus maaraye markaas layliyo qays muxibada udilay baa mataanaha ikala jaray x2 maryanay adna meel xun ha iidhigin ha ila maagin murugada yaan mutaysan iilkoo midigtaada ila qabo x2 jacayl jaceelku midi yahay miishaar ka adag yahay mishiinada calooshiyo moga gala ma moog tahay x2 maryanay waxan ahay nin jacayl maxbuusay musmaaradiisiii lagu muday mowjadi dhar baaxday heerkaan maraayo marada iyo hurdadaba masas la iiga yeelee x2 maryanay adna meel xun ha iidhigin ha ila maagin murugada yaan mutaysan iilkoo midigtaada ila qabo x2
Queue is empty
-- / --