VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sogaarti goobta imaaw - Lyrics

Gacal kaygiyow Gantaalihii jecel Kaaga aa igaartee Adna ii garaawee X2 Goor dhaaxa aan Ku goobay kuu Gabanaay kuu Gaadayee waa Ku gaari waayee X2 Ma gaar martoy Gacal keed guul Waa gaarnayee Gaarnayee x2 Soo gaardi gobta Imaaw gablay iila Dheel iila dheelay X2 Garaad badnaa Qof gaara guula Ma uumin gooni Waaye waa kuula Guuuraa x2 Gooryaale aaan Garguurtay waa Isgafayne waan Gartee muga waa Garaystee x2 Soo gaardi gobta Imaaw gablay iila Dheel iila dheelay X2 Ma gaar martoy Gacal keed guul Waa gaarnayee Gaarnayee x2 Gaynuun miyaa Gumaar u fuulay Inaa lagowracee Gudin loo afeestee X2 Geesigayga aan Gushaan kugaaray An guule wayne waa Iisoo gar gaaree x2 Ma gaar martoy Gacal keed guul Waa gaarnayee Gaarnayee x2 Soo gaardi gobta Imaaw gablay iila Dheel iila dheelay X2 Dareen adaan gu' Iyo deer garabkaaga Aan socdaaye kaa Gaabsan maayee X2 Ha guhaadine maniin Gafay iganaaxo geel Isaar wa gowracaaye X2 Soo gaardi gobta Imaaw gablay iila Dheel iila dheelay X2 Ma gaar martoy Gacal keed guul Waa gaarnayee Gaarnayee x2
Queue is empty
-- / --