1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Aways Qamiis:
Bidhaan Xariiree
Baraf iyo udgoon
Waa kuu bukaayee
Ma ibaanisidoo
Aboow batiiqoow bocor iiga keen
beertii jacerlkaa balanteen ahee
baardheere ii baay ii bakool
buuntii biyooleey ee
aa kuula buubee (bagaa ?) i saar
Bakar bakar baabuurka ii jooji
beertii jacaylkaa ballanteen ehee
Bitow bitow baabuurka soo fuule ,
Madiino Cabdi Cali :
Boqol ka roonoow
Baalkayga imoow
Bogaa isaar
Baahida iga gooy
???
Beer iyo biyo
Aan nahay baariyow
Biyahygiyo
Baalkaygiyoow
Berigii ku waayo
?? Waaye
Waa baaba’a