VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalkaaga - Lyrics

Waa I gubaayee gacalkaa Gambasho maa ila gudoon Ii gurmo iiga gamuuntaan waa Gablankey garab isii iiga Gargaare Gaari maayee garaadkada Gaabsi iyo guur maku geeyee Gaalba guur wagalowhaayaa Gaar maxaa iiga geeheysaa Waa ka gariiree gabaygaagee Guul maku gaarsiin kariye Giirasho maahinee goaankega Garee galabtaan gadaal uraac Gaalba guur wagalowhaayaa Gaar maxaa iiga geeheysaa Gaari maayee garaadkada Gaabsi iyo guur maku geeyee Igunto waa kaa gambi waayee gogol adaan kuu dhigtee waa gagsan gaasi goortaan galad ii geese Garoobnimaan maa gef mudaa Gaari maayee garaadkada Gaabsi iyo guur maku geeyee Gaalba guur wagalowhaayaa Gaar maxaa iiga geeheysaa Galgalashaal gaajo ma goysee gabaldhac maa geed la koraa gacan kaleetaan ku jiraa kuuma garaabi karee iiga gudoon Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --