VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilow - Lyrics

Hab I dhahee ila haad Intii hogaantee hogol Da doo ku haraad baxaad Aheydee Horta maba waali Ihaayey makaa herin Waa ku heystaa Hiloobaa kuu qabaa Hasoo herin iila heesee Hamuuntaan iiga gooyee Hasoo herin iila heesee Mana horjoogsan karaan Hud Hud iyo hariifee Manaa is heyysano halkoo Ahaano Horta amba waali I haayey Maka herin Waa ku heystaa intii Hiilkey jiraayee Makaa herin waa ku heystaa Hiloobaa kuu qabaa Hasoo herin iila heese Hamuuntaan iiga gooyee Hasoo herin iila heesee Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --