VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hurdo diid 2 - Lyrics

Ramaskii go'ayninee Rabigeen na siiyee Raad raadiheenee Raasamaal ka roonee Hanna iga soo raaginee Rayigeena raacee Lagu rafaadimaaye Raaxaa ka danbeesee Rabbi miihis yiraahdee Raadkaaa ma dhaafee Iyo raadiskaaaga Raxmadeeda waaye Rajadeeda aan gaaree Riixaanta janaadaadoo Reentaada taalee laga rooro maahinee Waa loo riyaaqaa Ramaskii go'ayninee Rabigeen na siiyee Raad raadiheenee Raasamaal ka roonee Hanna iga soo raaginee Rayigeena raacee Lagu rafaadimaaye Raaxaa ka danbeesee Rabbi miihis yiraahdee Raadkaaa ma dhaafee Iyo raadiskaaaga Raxmadeeda waaye Rajadeeda aan gaaree Adna raaliga miyaa Riixaanta janaadaadoo Reentaada taalee laga rooro maahinee Waa loo riyaaqaa
Queue is empty
-- / --