VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaano jabaa - Lyrics

Jimciyaal badanaa jariskaa jaf usoo marayee jadiim waan ka go'oyee Mana jiifaheeneee Waa jareehaa, hadaa Jawaabtaada waaye ? Jaranoo jabaa jabaa Jamaal badanoo Jinkiisa ka roon Waa ku jeclaadayee jilbahaaga isaar Jabaa jabaa Sidiiid ii jeclaataa Anna kuu jeclaadeee Aways: Jilin soo dhacdayoo Caradaan kala jeexin ahaana Jacaylkaa wadanahay ujibaaxaye ? Jihaad loo maraaa Inaan kuu jilbooday Ma ii jeedidoo Jeelay jabaa jabaa Sidii jowhar luul joogdheer adigaa Waan kujeclaadayee jilabahaaga isaar Jabaa jabaa Sidii ii jeclaatee Anna kuu jeclaadee Jiddheer kabaa Duufaan iyo qaamo ujeedee Jini iyo insiyaa ..............
Queue is empty
-- / --