Kowey kow madiido
Lamey lama madiido
Sedexey sedex madiido
Afarey afar madiido
Shaneey shan madiido
Lexeey lex madiido
Todobey waan ku taagsahaa

Ad kobtiis ninkii toleysid
Karfantaa kuu tolaayo
Kaligaa meel kugu kuusay
Kistiisa kaydsahaayo
Kumanaan kuma koobnee
Wixi kartidaada aqalkaa koo lasoo baxee

Kuqaba jaceelaa igoleysayee
Kaalmaan rabaayee
Ninbow godkaa kowdkiisa ahaaw
Kaafaa ku jiraa
Kariim Allow iiga kaafiyee

Kowey kow madiido 2x

Jiilkaan kii kaweyn ma
Laysku soo kafaali doonaa
Ki kasee anwaa kacaamey
Bisir iyo keyd mawaayo
Kumaa kun lakeeno
Koonkaan ku nool
Kalmadeyda badajisee

Kirbo jaceelaa igoleysee
Kaalmaan rabaaye
Ninbow godkaa kowdkiisa ahaaw
Kaafaa ku jiraa
Kariim Allow iiga kaafiyee

Lyrics by Muscab Ismael

Exit mobile version