Hilee hooyibaalee hooyaale
Hoobaalada hooyibaalee hooyaale

Handadaad ma rabee
Horida ii imaaw
Holaca aad wadi
hooygaaga la joog
Haki hoosha aad wadidee
Hamigaaga ma heleesidee
Waa ku haleehaa

Heesta noo wad
Walaaloo heesta noo wadee
Aboow hakad iga dhow

Layma heli walaalee layma heli karo
Layma helli karo walaalee layma heli
Aniga qaali aan ahayee

Layma heli walaalee layma heli karo
Layma helli karo walaalee layma heli
Aniga Hodan aan ahay

Hilee hooyibaalee hooyaale
Hoobaalada hooyibaalee hooyaale

Handadaad ma wateee
Hamigayga ii yeel
Hiloowan qabaa
?
Hogaankayga ahaawee
Hab isiiyee walaal
Habisiiyee huunoo
Waan kaa helayee

Layma heli walaalee layma heli karo
Layma helli karo walaalee layma heli
Aniga qaali aan ahayee

Heesta noo wad
Walaaloo heesta noo wadee
Aboow hakad iga dhow

Exit mobile version