VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warfiicanaa - Lyrics

Wayl lo'aa wayrareesee Meel walaalkaa lo ay ka taal Waqaalo ahaan waligaa Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee Weer wwer iska dhaafee Anba waan ku rabaa Waligay wanaaga maka weecdiyee Wadnahay adaa igu taalee Wareerka dhaafee ma weecdiyee Walaahi adaa wehelkee ahee' Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee Weer wwer iska dhaafee Anba waan ku rabaa Waligay wanaaga maka weecdiyee War fiicanaad ii wadaayee Waab xalaalee aan dagnee Waqaal ahaanee weligaaneee Weer wer iska dhaafee Anba waan ku rabaa Waligay wanaaga maka weecdiyee Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee Wanaag badnoo waad iwaashee Waqti kastaan ku weiidiyaa Waran jacaylaa iwareemayee Weer wer iska dhaafee Anba waan ku rabaa Waligay wanaaga maka weecdiyee Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee
Queue is empty
-- / --