Wayl lo’aa wayrareesee
Meel walaalkaa lo ay ka taal
Waqaalo ahaan waligaa

Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd
Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee

Weer wwer iska dhaafee
Anba waan ku rabaa
Waligay wanaaga maka weecdiyee

Wadnahay adaa igu taalee
Wareerka dhaafee ma weecdiyee
Walaahi adaa wehelkee ahee’

Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd
Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee

Weer wwer iska dhaafee
Anba waan ku rabaa
Waligay wanaaga maka weecdiyee

War fiicanaad ii wadaayee
Waab xalaalee aan dagnee
Waqaal ahaanee weligaaneee

Weer wer iska dhaafee
Anba waan ku rabaa
Waligay wanaaga maka weecdiyee

Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd
Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee

Wanaag badnoo waad iwaashee
Waqti kastaan ku weiidiyaa
Waran jacaylaa iwareemayee

Weer wer iska dhaafee
Anba waan ku rabaa
Waligay wanaaga maka weecdiyee

Wiill oo wadadiisa toosanaad ahayd
Aan ku waayo walaalo waan kaa helayee

Exit mobile version