Weel lo,aad weeraraysee
Weyrarasee meel waraab
Yaalo ay tagtaa waqalo
Ahaanee weligaaniyee

Wiil oo wadadiisa toosan
Aheed anku waynin walalow
Waa kaa helayee

Weer weer iska dhaafee
anba waa ku wataa weligaaga
Wanaga Maka weecdiyee

Wadnahey adaa iigu taale iigu
Taalee wareer dhaafee ma
Weecdiyee walhi adaa wehelkey ehee

Wiil oo wadadiisa toosan
Aheed anku waynin walalow
Waa kaa helayee

Weer weer iska dhaafee
anba waa ku wataa weligaaga
Wanaga Maka weecdiyee

War fiicanaad iwadaaye
iwaadaaye war fiicanaa
Waab xalaaleed aan degnee
Waqaalo ahaane waligaynee

Weer weer iska dhaafee
anba waa ku wataa weligaaga
Wanaga Maka weecdiyee

Wiil oo wadadiisa toosan
Tahee anku waynin walalow
Waa kaa helayee

Wanaag badnoow waad I waashee
waad I waashee
Wanaag badnoow waqti
Kasta aan ku weydi yaa
Waran jaceelaa I wareemayee

Weer weer iska dhaafee

anba waa ku wataa weligaaga
Wanaga Maka weecdiyee

Wiil oo wadadiisa toosan
Tahee anku waynin walalow
Waa kaa helayee

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

Exit mobile version