VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabiiq - Lyrics

ma ogtahay daraaadeed iyo inaan ku daalo aan bad wayn dabaasho ka baafiyey daruuraha intaan daydayaayaan ku dib jiray habeenada ooduhuba daayee daymadaa jaleecada sida geel ta loo horay sow kumaan dunuuneen hadaan doob jaceyliyo kalgacayl ku daarin miyaan dunida joogee ma ogtahay dabiibiyo dawadeyda inay tahay oo aanan daynayn oo laygu daw galay intaa daydayaayaan udibjiray habeenadan mawluhu ha daayee daymadaa jaleecada sida geelta loo horay sow kumaan ganooneen hadaan doon jaceyliyo kalgacayl ku daarin miyaan dunida jooga daymadaa jaleecada sida geelta loo horay sow kumaan ganooneen
Queue is empty
-- / --