VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duufaan - Lyrics

qalbiga ku daawacan ludaha iyo laabte hadaan diido ruux kale inuu dadka yahee garo adigoon dareen qabin hadba la igu kaa daro duufan ku qaadiyo waa sahal dabayluhu ayaan daadku kula tagi waan daalay ha ii darnaan nabardoogaha qolof sii dhaqdayee xanuunkaba waxa iiga sii daran anigoon dareen qabin hadii la inala kala dilo duufan ku qaadiyo waa sahal dabayluhu ayaan daadku kula tagi waan daalay ha ii darnaan waxii adiga kuu daran ninka ay damqaysee hadalkoo i deeqsi raadku raan ma lahayaa isagoon dareen qabin hadii la igu kaa diro duufan ku qaadiyo waa sahal dabayluhu ayaan daadku kula tagi waan daalay ha ii darnaan
Queue is empty
-- / --