Heesta Haweeya - Lyrics
adaan haween
halbowlahayga
adaa haween kun dheero
waabad haawl badnaato
wadii hilaacda
xageen ka doona laga hela
had iyo goorba
hurdo ma seexdo
intaan hilaabtan
adaa haween halbawlahayga
adaa haween kun dheero
xageen ka doona laga hela
adaan haween
halbowlahayga
adaa haween kun dheero
waabad haawl badnaato
wadii hilaacda
xageen ka doona laga hela
haween dhibtooda
halkaa i geysee
intaan hilaabta
ismaaci lahaa
adaan haween
halbowlahayga
adaa haween kun dheero
waabad haawl badnaato
wadii hilaacda
xageen ka doona laga hela