VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhahayga - Lyrics

indhahayga baalkiyo buluug daan ku ayi sambabkayga bilan baa badhtankiisa ku galin lahaa ahay dhagaha maqalkaan rakaab kugu bari lahaa waxaan beeri lahaa ubax soo bixiyay caashaqa habeenkii bogaygan iigu bari ku odhan lahaa sabaaxda horebaan bilaneey ku odhan lahaa bildhaantaada aragaan bilkhayr ku odhan lahaa ilaah waxaan baryayaa aduunyadan badhaadhiyo barkhad ku waarto akhirana baraariyo janadaa ku baridaa naftu doqo sanaa damac waalana waxay doonto beri ku diiri ogaa durba celin ogaa labada isdardaray dadka dhibi ogaa labadoo is dardaray dadka dhibi ogaaayee
Queue is empty
-- / --