ianayahay jacaylka
kalida ma jooge
isla jale jabkiisi
jaarka la yaabe

hadii uu jiro calaf
jeer ay ahaataba
la jalbeeban doonte
meel dheer ma jiro
jaalaha walaal

labada isu jeelan
kalgacaylku jiita
buuraha isu jiido
oodaha jibaaxee

jidhka xanxantadiisii
jiidhidhacada iga daa
la jal beebantee
meel dheer ma jiro
jaalaha walaal

Exit mobile version