Heesta Kasdaran - Lyrics
sidaraneey koriskii
adaa dagay
waxa ka keenta
kaba saydh miyaa
anigu qof mahi adiga
wali kulama shubin
sidaada karin
ka daydayo magaalada
kalgcalkaan korinaya
iga adakaaday
kaalin qaaday
kaa doorataye
anigu qofkaa mahi aniguu
anigu qofkaa mahi adiga
wali kuma kala shubin
ka daydayo magaalada