VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Makaan 15 jiray - Lyrics

markaan da daa jiray 15 markaan damac guur lasoo kacay dookhayga markaan usahan tagay naftayda midaan udoorbido da deed anigoon garanayn hablaha ka dayday midaan idhi dabeecadaheedan gaariyo dalanduulaha tilmaame rabow dambarsame ku hooro dunidana naashe ku hooya midabka biyo dahab sidoodi ishaan daymada ka dugan jeegaana waa udul iyo nabaday midabka biyo dahab sidoodi ishaan daymada ka dugan jeegaala waa dawiyo iyo nabaday caashaqan mudo badan idaashady riyada taan doonisteedi hurdada deris kula ahaan jiray dabayshiyo dhaxata dayro midii dugsiga iiga noqon lahayd waaw armay dar alle adiga tahay waaw doodiyo kulankeenii barashada deexdiyo hadalkaayagii macaanaa dawooy samirkiyo dulqaadkii imaankiyo daacadaadi dubaakhayga jeclayste naftayda midii ka dagi lahayd armay dar alle adiga tahaye waaw waaw armay dar alleh adiga tahayooo waaw waaw armay dar alle adiga tahayoo
Queue is empty
-- / --