adoo nugaal iyo
ku nool nabadee
waa naftaydii
wadnaha nugul
ku beertee

ayaa nabarda jacaylka
ka nuuxsan waayo
intad u naawilayo
mana nastee

arma nasiibkayga
iga leexisee

adoo i jeceloo
ogod iga naxayn
waan soo noqonaya
caashaqu hiil nugaa

axdiga iga daa
sadriga wadnaha
ka gooyo
meel xun hay tagine
nafsigii ii nasra jire

arma nasiibkayga
iga leexisee

Exit mobile version