VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nayruus - Lyrics

nayruusku waa ciil waligeed aduunyadu waa nuurkalgaacalkuye naruurooy waa nuur kal gacal kuye nasteexoo naftu ma u xidigaa nacab ma iska celisaa waxaad naawilaysiyo naqu makuu cuntamay allahayow nasiibkay nasiibkaan nasiibtay maku naaxi doonaa caashaquun awgaa maku neefsan doonaa waligey kumaan nicin naagana kuma ag dhigin ka nixina ismaan odhan naruurooy ka nixina ismaan i=odhan nasteexooy nidar waxaan ku galin jiray noloshaada awgeed qalbigeedu noogiyo naafada ka daaye inaguna nasiibkeen nasiibkaan nasiibtay maku naaxi doona caashaquna awgaaa maku neefsan doonaa
Queue is empty
-- / --