VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nugaal - Lyrics

adoo nugaaliyo ku nool beelo nabadeed ood naftaydii wadnaha nugul ku beertay ayaan nabarada jaceylka ka nuuxsan waayo intaa ku naawilaayo ka nasan waayee armaad nasiibkayga iga neefiseee armaad nasiibkayga iga neefisee adoo ijeceloo nugood iga naxayn waan soo noqonayaa caashaqo dayoobaa naxliga iga arliga wadnaha ka goooyoo meel xun ha itaagin nabsi halisaa jiree armaad nasiibkayga iga neefisee armaad nasiibkayga iga neefisee
Queue is empty
-- / --