taariikhdu waa mudan
wa jira markhaatige

marbay ahayd aduunyadu
marti lagu habaabe
mahadhooyin badanoo
dadku ay is magansadan

dhaqasha miroodki
qarni waliba si maaha
casri walba maaye
caabami laga gudbo

dunidii malasnayd
maskax lagu furfuriyo
muruq loo sahan tago
waxa baday mushkiladaha
masiibadu aduunyada
iyada u macalina

Exit mobile version