xariirtii janadaay
sida xuural cayntaad
nafta xiiso galisaa
xasuusta caashaqa
xanuunka daawo uyeesha
miyaan uxantagay
sidii fulay miyaan
xishooday sidiii ugub
xalay caawa xiise galisaa
xeer kiisa mudanbaa
sharaf lagu xurmeeyaa
ku xaqdhowr caashaqa

haleeladii xayaablii
xayaable daaqada
sidiidii oloshaa
xusuusta caashaqaagii
xanuunka dhaawac uyeeshaye
miyaan uxantadey
xantadey sidii fulay
miyaan xishooday
sidii ugub
xalay caway isaga ciyaar
xeer kiisa mudanbaa
sharaf lagu xurmeeyaa
ku xaqdhowr caashaqa

Exit mobile version