VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halo - Lyrics

Hallow hallow hallow
waa hadiyad heestuye
halna yuu ku dhaafinee
hagaag maw maqlaysaa

Hamham bay baxaysoo
hoos baad u hadashoo
ma hoygaa la joogaa
huunnoy daraaddaa
hurdadii ka go'ayee
waxaan hibanayaa
weli halkii aan ku kulaniyo
haasaaweheennii
habeenkii isniintee
hallow hallow hallow

Hadimooday awgaa
hayi kacay markii
aan is-haleeli weynee
hammigiyo kalgacalkii
heer saruu iga gaadhee
adna hawlaheenni
weli maad hirgelinee
waynu kala habownee
siday laysu helayaa
Hallow Hello Hello

Lyrics by : Nadiifo

Queue is empty
-- / --