VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aqal gal - Lyrics

koowdii ginbood jigjiga yartaaan kula kulmaay markastaba xusuustayda kayd baad kutahay kalmaddaad itiri igu kalloowdayoo kalgacaylkaagu laabtuu dhex kuududaaa kun gabdhood ka rooneey nin kula kaftamay kulli dumarka kale wuu ka kaaftoomayaa koobka quruxda tii kaligeed qaaddayee faafan lagu korshaay kuma deeyn karee kaalay nolol ka qaad aan is kaashannee kolba aan daawadoo aayar koolkooliyee kurka yaa iisuroo yarta koor iiga dhiga kulligood hablaha adigaa kolleey u koreeya oo waad karaamaysantahay kubabkaaga buuxa ee aan kala dhigneeyn kolkaan eegabaa kalgacal igu kordhaa koobka quruxda tii kaligeed qaaddayee faafan lagu korshaay kuma deeyn karee kaalay nolol ka qaad aan is kaashannee
Queue is empty
-- / --