VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Egesh - Lyrics

waqa nimaan aqoon ma dhaantayn karee murti dhaxal gala iyo xaashi ma idiin dhigaa dhadhan hadal lahoo dhuuxa hoosa iyo dhiiga idin dhaqaajiya ma idin dhahaa dhalinyarada xamareey sida dhabta ah laba wada dhashoo isku dhiigaynu nahay dhisma wacanta iyo DDSI waa dad isu dhawoo kala dheeraan karayn hablo dhaban lahoo dhexdu madagtaa dhulka soomaaliyeedo dhan laga helaa dhibkii hore dhacay wuu dhamaadayoo dhanka nabada xamar maanta way dhawrsan tahay dhisme wacanta xamar iyo DDSI waa dad isu dhawoo kala dheeraan karayn
Queue is empty
-- / --