VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quruxda - Lyrics

xulkii quruxdii dumar xaq u yeeshayoow xidigihii haweenkaad xaqiiqdii tihiin xurmo badan gabdhahanaga lagu xusaa xaragiyo sharaf baad ku xeel dheertihiine xilkas weeyaan baa gabdhaha lagu xeel baxo waa xalaalee illaahay hanoo xafido ha iga tagin kaama tago iska waran xishoodkiyo quruxdooda gabdhanaga loogu xishaaye xubno xaadxaadsanaan qurux lagu xardhiyo xubno toosnidaad xaawaley dheertahee waa xidigoo gaboo xumaan laga hufoo waa xalaale gabdhuhu xoolu dhaladsanaa ha iga tagin kaama tago iska waran xishoodkoogiyo quruxdooda gabdhahanaga loog xishaaye
Queue is empty
-- / --