VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan hubaa - Lyrics

hiiiqsiga oo talaabada e habon markaan halacsado saw masoo hinqado hurdo dhaga ma seexdoo habeenkiiyo adaan had iyo jeer laabta kugu hayaa ana habeen badhkii soo haliilayoo hurdada iyo habeen seen isula helaa halbawlaha wadnuhu dhiiga ima harkoo hurgumada jacaylkaan la hiin raagaya a haasaawiyo jacaylba anaa kuu hayee aan heshiiinee hurdiyo hoy ma wada galna huunoo waan kaa heloo kaama hadhi karee ma hubtaayoo naftayda ma hanan kartaa hogol roobeey hablaha taan ka doortaay hir caleenlaay hareeri magoolaay waan hubaayoo hanaankaaga waan ka helaaye halaaaaleee geel horwayna iyo hanti baan kaa bixine hoo jacaylkoo heshiiskeena hawl yare inaa tahay halyeey horaa loo bartaa axmed hori watoow hirwo ila ciyaar halka lagu hirtiyo hayb wanaagsaneey hooyo sharafle iyo nin halyeey ah baa ku dhalay markaan hawdka mari ama haanta hili hiyigiyo naftuba way ku hadal hayaan hogol robeey hablaha taan ka doortaay hir caleenlaay hareeeri magoolaay waan hubaayoo hanaankaaga waan ka helaaye
Queue is empty
-- / --