VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiin faniiin - Lyrics

hayga roobka iyo malab xabag barshooy waa xarede jidhkaagu xariirsanaa xididada jidhkayga kuu xeeraniyo xubi galisayoo xiisahaaga i dilay xidigtaan haweenka kasoo xushaa xabadka iyo laabta makugu xidhaa sida xiidka habeenkii xabeebtayoo soma xero galoo hurdo kuma xasilo xiliyada hurdada ku xasuustayoo xubno quruxsanoow xiisahaaga i dilay xubin geela iyo faras xamara iyo xiin fiiniin baan bixine kaalay xilo janooy xoolo iyo anoon hanti kugu xidhayn waa xaqiiqoo naftayda anaa kuu xukumay sida xadiiska loo xergeeya ee xidhka loo daajiyaa kuu xanaanaynayaa ana waxaan xafidi xogta guriga oo maatidaad i xilsaartaybaan xanaanaynayaa xiliyada hurdada ku xasuustayoo xubno quruxsanoow xiisahaaga idilay
Queue is empty
-- / --