VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boolis - Lyrics

dadku kala wanaagsane dawo caafimaadoo soomaali deeqoo loo wada duceeyoo danjiraha liyuugoow dugsi dhaxanta celiyiyo waxa loogu diirsaday dabla shiday sidiisii waxa loogu doogsaday sida roob guyoo da ay iidaa allahayoow liyuu boolis ii daa dayax nuura weeyoo waa difaacii qarankoo waa daryeelkii noloshee wadugsigii noloshee waxay dunida oo idil wada daawataayoo diwaanadu qoraayaan al qushaash dagaalkii halkay daadsanaayeen darsigaad ku siiseen duufaan ku qaadiyo dabar gooyadeedii waa liyuuga loo diray markii dabinka loo dhigay al shabaab dib loo waa
Queue is empty
-- / --