Naf uu kalgacayl lagoogsaday
Ayaa kohashada kolnaba ladin
Oo kasoo damqayaan iskaafin

Qalbigaad kasabtaad ku weentahay
Adaa kuligood hablaha kacay
Kufkaa iga deeqay koodsee

Kadiska barasha iyo haduu
Kulan ka beerbay jacayl
Kal iyo laab
Wadnaha ka badan kurbada hurin

Karahda cishqiyo iyo kabaalada ee
Adaa kooraha wadnaha surayee
oo kashkayuna kuu hanweenyahay

Karkayrka haduu ku kooyo
Kadeed weeyaan cishqigu kali
Ma kaadsado ruux kol oo uhelo

Kadiska barasha iyo haduu
Kulan ka beerbay jacayl
Kal iyo laab
Wadnaha ka badan kurbada hurin

Exit mobile version